Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,
• Ciidanka Danab oo burburiiyey saldigyada ee Al-Shabaab kasoo abaabuli jireen weeraarada ay kudhiibaateyaan shacabka Somaliyeed.
• Cutubyo ka tirsan ciidanka Komaandoska Danab oo tababar loogu sooxireey magaalada galkaciyo.
• Ololaha shacabka loogu wacigaalinaayo khatarta cuduurka COVID 19 oo ka bilaawdeey gobolka Shabeellaha Hoose.
Qeybaheena gaarka ah usbuucan waxaan ka baranaynaa, shaqada imaamka Danab, waxaanan eegaynaa adeegyada caafimaadka ee Danab oo ilaaliya askarta iyo xubnaha bulshada.
Martideena waxaa ka mid ah,
• Sheikh Abuukar Maclin Maxamuud – Danab Imaam.
• Xasan Maxamed-Dhakhtar – Komaandooska Danab
Xasuusnow in aad kubiirto kanalka si aad udaawato qeybta cusub.