Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,
• Danab aya duqeymo kale ku qaaday Al-Shabaab deegmada Mudug.
• Taliyaha AFRICOM aya ku booriyay askarta Danab inay sii wadaan Dagaalka.
• Komaandooska Danab ee magaalada Jowhar aya qabtay dad loogu shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.
Qeybtaan, waxaan ka baran doonaa, habka tababarka Danab,doorka ciidan cusub iyo ciidanka Danab iyo saaxibaha caalamiga ah oo fuliyay weerar kale oo xaga ciirka ah.
Martideena waxaa ka mid ah,
• Cabidifataax Cabdulaahi Ciise – Ku xigeenka madaxa Qeybta tababarada ee Danab
• Cabdinaasir Yare – Ku Xigeenka Madaxa Howgalada iyo Qorsheynta
• Safiirka Francisco Caetano Madeira – Wakiilka Gaarka Midowga Africa ee Somalia
Xasuusnow in aad kanaalka ku biirto si aad u daawato qeybta cusub.