Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub ) ayaa sheegay in uu xilkii Taliyaha Asluubta ku wareejiyay taliye kuxigeenkiisa.
Waxaa uu beeniyay taliyihii hore ciidanka Asluubta Inuu Diiday Dhaarta Xildhibanimo.
Waxaa uu sheegay in qaatay Shihaadada Xildhibaanimo islamarkaana maalmaha soo socda uu mari doono dhaarta.
Taliye Mahad ayaa sheegay in uusan dhaarta u diidin in uu sii heysto xilka taliyaha Ciidanka asluubta.