Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay Bayaan la xiriira xaaladaha kala duwan ee ka taagan degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaasi oo xiisado dagaal oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ay ka taagan tahay.

Guriga Wararka Maanta Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray dhiilada ka taagan degaanka Tukaraq














