Agaasimaha guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa soo Xiray Shirka Agaasimiyaasha Guud Wasaaradaha DGKGS ee looga hadlayey Gurmadka Abaaraha iyadoo la eegayo ka hortaga Colaada Barakacayaasha.
Shirka oo qaatay mudo labo maalin ah ayaa laiska Xog waraystay Hadba sida looga qeyb qaadan karo sidii loogu gurman lahaa Dadka ay Abaaruhu Saameyey.















