Iyada oo maanta lasoo saaray liiska 16 arday oo ku wada jira ilaa kaalmaha 10aad ayaa ay ardayda Koonfur Galbeed ku guulesteen 7 ka mid ah 16ka arday ee ilaa kaalinta 10aad ku guuleystay.
Hadaba waxaan idiin soo gudbinayaa magacyada ardayda, iskuuladooda iyo kaalimaha ay ku kala guuleysteen.
Falastiin Xasan Ibraahim, Al-Qalam school Baidoa, kaalinta 3aad.
Farxiyo Maxamed Nuur, Al-Qalam school Baidoa, kaalinta 4aad.
Cabdullaahi Xasan Cabdiraxmaan Al-Bashair school, Baidoa, kaalinta 5aad.
Fardowsa Cabdimaalik Cabdullaahi, Al-Qalam school, Baidoa, kaalinta 6aad.
Ruqiyo Cabdiladhiif Mursal, Baidoa PS school, kaalinta 8aad.
Ibraahim Nuur Maxamed iyo Cabdiraxmaan Isaaq Maxamuud Al-Bashair school, Baidoa, kaalinta 10aad.















