Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Abuukar Cabdi ayaa Maamul cusub u magacaabey Degmada walaweyn Ismail Abukar Mohamed guddoomiyaha Degmada ayaa loo magacaaabey,Yaxye Qaasim Abdullahi Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Abdiqani Mohamed Hassan Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Degmada walaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose















