Wasiirka Wasaarada Waxbarashada DFs Goodax Barre ayaa maanta kulan la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee sannad-dugsiyeedkan u fadhiistay Imtixaankii Qaranka. Waxaan ugu hambalyeeyay dhameystirka tiir kamid ah tiirarka waxbarashada. Waxaana uu uga jawaabay su’aalo badan oo ay aad u daneynayeen in ay waxbadan ka ogaadaan. Waxaana uu u rajeyay dhammaantood mustaqbal wanaagsan oo ifaya.
Fardowsa oo ka mid ah Ardayda magaalada Baydhabo ee sannad-dugsiyeedkan Imtixaanka u fadhiistay ayaa waxay i weydiisay su’aal aad muhiim u ah oo dastuuri ah.
Wasiirka ayaa uga mahadceliyay dadaalkeeda iyo Ololeheeda aragtida ku dhisan.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA














