Baarlamanka KG Oo Ansixiyey Miisaaniyada Sanada 2021

Mudanayaasha Golaha wakiilada DGKGS Oo Maanta Yeeshay Kulan Weynahoodiga Caadiga ahaa Islamarkaana Uu Shir Guddominaayey Guddomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Dr Cali Saciid Faqi Aya Lagu Ansixiyey Miisaaniyadda 2021 ka Koonfur Galbeed,

Waxana Ogalaafay 59 Mudane
Waxaa Diiday 1 mudane
Wax Ka Aamusay Majirin.