Beelo Dagaalamey Oo Kulan iscafin ah looqabtey(Sawiro)

Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Kulan is cafis ah Uqabatay Beelihii walaalaha ahaa ee Dhawan iska hor imaadka kudhex maray Wanlaweyn Gobolka shabeelaha Hoose.

Wasiiro kamid ah Diwlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maalmahan halkaasi kawadey kulamo Dib u heshiisiin ah kadib beelo ku dagaalamey Degmadaasi Wanlaweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose.