Cabdiwali Maxamed Ibraahim ayaa ku guuleystay Kursiga 8aad ee xillidhaanada golaha aqalka sare ee ka imaanaya dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Cabdiwali Maxamed Ibraahim ayaa la tartamay Cabdulaahi Roobow Maxamed waxaana ay ka haleen Codad kala ah.
Cabdiwali Maxamed Ibraahim ayaa Helay 68 Cod halka musharaxa la tartamay uu helay 18 Cod.














