Cali Sheekh Maxamuud Gacal ayaa Ku guuleystay mid ka mid ah kuraasta aqalka sare

Cali Sheekh Maxamuud Gacal ayaa Ku guuleystay mid ka mid ah kuraasta aqalka sare ee Barlamaanka 11aad ee dalka .

Barlamaanka Dowlad gobolkeedka Koofur Galbeed oo cod u qaadayay Cali Sheekh Maxamuud Gacal iyo Cabduqaadir Cabdi Axmed ayaa waxaa ay codadka kala noqdeen sidaan.

Cali Sheekh Maxamuud Gacal ayaa helay 68 cod halka musharaxa la tartamayay uu helay 22 cod.