Qodobadeena usbuucaan aya ka mid ah,
• Komandooska Danab oo howlgallo ku dilay 16 maleeyshiyo ka tirsan Al-Shabaab.
• Ciidanka danab oo ku guuleeystay in ay miinooyin lagu aasay ka soo saaraan waddooyinka ku yaalla galbeedka Kismayo.
• Saraakiil ka socotay Xafiiska Arrimaha Bulshada Danab oo maamulka degmada Wanlaweyn kala hadlay baahiyaha aadannimo ee ka jira degmada.
Qeybtaan waxaan ku baranaynaa howlgallo oo ay fuliyeen Komandooska Danab, sida ay Danab ugu howlantahay samatabbixinta bulshada iyo gabdhaha gubiirey ciindanka Danab.
Martideena waxaa ka mid ah,
• CabdulqaadirSidii-Gud.Gobolka SH.Hoose
• Farxiyo Cabdi-Gud Uruka Haweenka Janaale
• Cabdullahi Abuukar-Dhalinyarada Deg.Janaale
• Maxamed Jiinow-Taliyaha Sal.Boooliska.Deg.Janaale.













