Gudoomiyaha Maamulka degmada baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxaa uu Maanta Magaalada Baydhabo Ee xarunta gobalka bay Ka Dahfurey Olalaha Wacigelinta Dib U Eegista Dastuurka dalka.
Guriga Wararka Maanta Daawo:-Gud Degmada Baydhabo oo Daahfuray Olalaha Wacigelinta Dib U Eegista Dastuurka dalka.














