Daawo:-MW Laftagareen Oo Sameeyey Xilqaadis iyo Magacaabis

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno Katirsan Golaha Wasiirada Halka Kuwo Cusub la Magacaabay.
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA