Wafdi Uu Hogaaminayay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamigga Ah Ee Shaati Gaduud International Airport Waxaa Ku Soo Dhoweeyay Masuuliyiin Koonfur Galbeed Oo Isagu Jira Waziiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiyaasha Degmada Iyo Midka Gobalka Odayaasha Dhaqanka Iyo Sido Kale Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Reer Baydhabo.
Soo Dhoweyn Kadib Ayaa Warfidiyeenka Waxaa Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Kula Hadalay Waziirka Warfaafinta Iyo Wacyi Gelinta Dowladda Koonfur Galbeed Oo Qeyb Ka Ahaa Wafdiga Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyay Safaradii Madaxweynaha Iyo Wafdigiisa Ay Ku Soo Mareen Wadamada Kenya Iyo Ethiopia.
Waziirka Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Dowladda Ethiopia Ay Kala Soo Hadleen Arimo La Xiriira Amaanka Deegaanadan Koonfurgalbeed Soomaaliya Asgoona Sheegay Inay Isku Soo Af Garteen Sidii Lo Bilaabi Lahaa Howl-galo Ka Dhan Ah Maleeshiyada Shabaab.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawiro:-















