DAAWO”KG Oo ku baaqdey Gurmad Deg Deg ah

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose Iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi uu kaga hadlay baaqna ugu diray hay’adaha iyo shacabka koonfur Galbeed,arrimaha tafahaada wabiga Shabeele