Ra’iisul Wasaare Hassan Ali Khaire ayaa faray wasaaradda maaliyadda in deg deg ay u bixiso $500,000 oo xukuumaddu u qorsheysay gurmad degdeg ah oo loo sameeyo dadka ay saameeyeen fatahaadaha dhibaatada ka geystay degmada Afgooye ee gobalka Shabeellada Hoose.














