DAAWO;Kusimaha Madaxweynaha KG Oo Tacsi u direy Dadkii wax ku noqdey Qaraxii Maanta

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ahna Guddomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya,Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ,isagoo ku hadlaya Magac Bulsha ,iyo Madaxda Dowladda Koonfur Galbeed oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ayaa tacsi udirey shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ehelada Dadkii ku geeriyooday Qaraxii Argagixisada ay la beegsadeen Dadkii Rayidka ahaa ee ku sugnaa Ex. Kontorol Afgooye