Madaxweynaha DGKS, mudane Cabdi casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo Wafdigiisa ayaa dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ee Dowlad Goboleedka KGs, waxaana si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Guduud International Airport ee Degmada Baydhabo.
Madaxweyne Laftagareen iyo Xubnaha Wafdigiisa ayaa waxaa ay magaalada Dhuusamareeb uga soo qeybgaleen shirkii magaalada Dhuusamareeb kaasi Oo u dhaxeeyey Madaxda Dalka iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada ee Xaley lagu soo gabagabeeyey dhuusamareeb.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA














