Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan la qaatay Qeybaha kala Duwan Bulshada kaso jeeda Deeganada Koonfur Galbeed ee ku nool Dowlad Goboleedka Galmudug.
Guriga Wararka Maanta Daawo”Laftagareen Oo Dhuusamareeb kula kulmey Bulshada kasoo jeeda Deegasnada KG














