Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka mahadceliyey Lacag Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu Deeqday sidii wax looga qaban Lahaa Saamaynta Webiga Shabeelle ee ku yeeshay Degmada Afgooye iyo deegaanada Hoos yimaada.
Dowlada fedraalka soomaaliya ayaa deeq lacageed ugu deeqday dowlad goboleedka konfur galbeed soomaaliya .
Lacagtaan ayaa looga talagalay in wax looga qabto dadka degen degmada afgooye uu saamaynta weyn ku yeeshay biyaha wabiga shabeele.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka mudane cabdicasiis xasan maxamed iyo xubno ka tirsan wafdigiisa ayaa magalada dhuusamareeb kula kulmay raiisul wasaaraha xukuumada soomaaliya mudane xasan cali kheyr madaxweyne cabdicasis ayaa ugu mahadceliyey Dowladda lacagta ay ku deeqday .














