Madaxweynaha KG ayaa Hambalyo u diray Dhammaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka Reer Koonfurgalbeed meel kasta oo ay Adduunka joogaan Fadliga Munaasibadda Ciidul Adxa .Waxaan leeyahay sanadkan sanadkiisa Ku Gaara bashbash Iyo Barwaaqo ayuu yiri madaxweyne Laftagareen,,














