Daawo;Madaxweyne Laftagareen Oo Kormeer Sameeyey

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Kormeerey Qaar kamid ah Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya isaga oo u kuur galayey sida ay u socdaan Howlahooda,

Kormeerka Madaxweynaha ayaa ahaa Mid uu ugu kuur galayey sida ay u Shaqeeyaan Wasaaradaha Madaxweyne laftagareen ayaa sheegey in ay u muuatey shaqooyinka bulshadda loo hayey in ay aheyd mid wanaagsan.