Wararka aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas goob Keyd Shidaal ah oo ku taalla uu xiligaan ka socdo dab xoogan.
Dabkaas ayaa goobta uu socdo waxaa ay sigaar ah uga tiran tahay xaafadda Hilaac ee Boosaaso, waxaana la sheegay in dabka uu markii hore qabsaday Booyad, balse markii dambe uu kusii faafay goobta Keydka shidaalka ah.














