Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
31 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 60
> Jubbaland: 32
> Somaliland: 18
> Benadir: 6
> Galmudug: 4
> Lab: 53
> Dhedig: 7
> Bogsasho: 21
> Dhimasho: 5
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,976
> Bogsashada Guud: 348
> Dhimashada Guud: 78














