Deegaanka Jassiira Oo Maamul Cusub loo Magacaabey

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane ibrahim Adan Ali Najax oo Maamul Cusub u magacabey Deegnada Jaziira ee Degmada Afgooye ee G/Sh Hoose

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Markuu arkay baahidda loo qabo in maamul cusub loo magacaabo Deegaanka Jaziira Degmada Afgooye Shabellaha hoose.

Markuu arkay soo jeedinta Gudoomiyaha Afgooye,Odayaasha dhaqanka Xildhibanada deegaanka iyo bulshada qeybaheda kala duwan ee deegaan Jaziira Degmada Afgooye.

Waxaa uu maamul cusub u magacaabay Jaziira,