(Radio Baidoa, 11 November 2015) Wararka imaanaya Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Laba Qarax oo xoogan lala eegtay Wafdi uu la socday Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan.
Madaxweynaha waa uu ka badbaaday Qaraxyada sida uu xaqiijiyay Afhayeenka Maamulkasi Cabduqaadir Cashara Nadaara.
Radio Baidoa
Wixii Faafahin ah Nagala Soo Xiriir
hashimmalaaq@gmail.com














