Degmada Qansaxdheere ee Gobolka baay Oo Gudoomiye ku xigeen loo Magacaabey

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Mohamed Abukar cabdi ayaa guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda ee degmada Qansaxdheere ee gobolka baay u magacaabey Maxamed Muktaar Abdi