Shirka khamiislaha golaha wasiirada dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa todkaan waxaa shir gudoominayey madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed c/casiis xassan maxamed laftagareen,
Todobaadkaan shirka waxaa lagu ansaxiyey miisaaniyada 2020ka islamarkaan habalyo loogu direy doorashooyinkii shalay kadhacey magaalada beydhabo.
Wasiirka wassarada Aminiga deegaanada koonfur galbeed mudane isxaaq cali subak ayaa warbixin guud kasoo jeediyey golaha wasiirada waxa uuna sheegey in xaalada Amni ee deegaanada koonfur galbeed ay wanaagsantahay,
Waxyaabaha sidookale shirka inta uu socdey la iskula soo hadal qaadey waxaa kamid ah kohortaga cudurka dilaaga ee corona virus, Amniga , iyo joojinta qaadka sida sharci darada ah lagu soo galiyo deegaanada koonfur galbeed,

















