DHAGEEYSO,,Saacadaha soo socda oo lagu dhawaaqi doono Liiska Xildhibaanada cusub ee Koonfur Galbeed

xaa Guud ahaan deeganada dowlad Goboleedka Koonfur galbeed laga dareemaya diyaar garowga soo xulista Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed.

magaalada beydhabo ee xarunta gobalka bay waxaa ka socda kulama Gooni gooni ah oo ay yeelanayaan gudiga madaxa banaan ee soo xulista xildhibaanada iyo odayaasha dhaqanka ,kulamadaas oo loogu arin sanayo sidii loo soo gaba gabeyn lahaa soo xulista xildhibaanada iyadoo la rabo in caawa lagu dhawaaqo xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka labaad .

Qaar kamid ah Xubnaha musharixiinta ah ee doonaya inay kamid noqdaan Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaana dhankooda soo dhamaystirin shuruudihii laga rabay in ay soo buuxiyaan .

Guddiga farsamada madaxa banaan ee soo xulista Baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa ugu baaqay mushariixintii qaar ee an sooo dhamastrin foonka gudiga in s deg deg ah soo buuxiyan isla manta.

10 febraayo ayay ahayd ka dib markii Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta-gareen uu Magacaabay Guddiga farsamada ee soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Koonfur Galbeed.