DHAGEYSO:- Barnaamijka Dabagalka Wararka iyo Wareysiyada Radio Baidoa 12-08-2021

BAYDHABO–BMC:–Dhageystayaasha Radio Baidoa ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Barnaamijka Dabagalka Wararka iyo Wareysiyada ee ka baxay Radio Baidoa.
waxaa soo jeedinaya- mohamed ali yuunis shuuriye
Farsamadii:- nuur xaaji :-

Wixii aragti ah ee Barnaamijkan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: radiobaidoa@gmail.com