BAYDHABO–BMC:–Dhageystayaasha Radio Baidoa ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Barnaamijaka Dabagalka Wararka iyo Wareysiyada ee ka baxay Radio Baidoa.
waxaa soo jeedinaya Mxamed Cali Yuunis [Shuuriye ]
Farsamadii:-Xasan Jookar:-
Wixii aragti ah ee Barnaamijkan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: radiobaidoa@gmail.com














