madaxweynaha konfurgalbed oo hanbaliyada cidada udirey shacabka somaliyed gar ahan shacabka konfurgalbeed
madaxweyne sharif xasan shekh adan ay shacabka ugubaqey in ay lashaqeyan cidamada amanka si lo adkeyo amanka
dhanka kale madaxweynaha konfurgalbed aya canbareyey werarkii dalka sucudiga lagu qadey malin kahor
waxuna u tacsiyeyey dadki kudhintey wararkasi kuwi kudhawacmey wuxuu alle ugu bariyey in uu cafimad degdeg ah siyo














