DHAGEYSO:- Warka Duhur ee Radio Baidoa 24-05-2021

BAYDHABO–BMC:–Dhageystayaasha Radio Baidoa ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Baidoa.Warka maanta waxaa aqriyay:- Maxamed Cali Yuunis:-
Farsamadii:-Cabdinuur Boorow:-
Wixii aragti ah ee warkaan ku saabsan fadlan noogu soo dir Email: radiobaidoa@gmail.com
Hoos Ka Dhageyso