Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane cumar maxamuud maxamed cumar
Kulankaan ay soo agaasintay waaxda caafimaadka iyo faya dhowrka Dowlada hoose xamar ayaa waxaa xaadir ahaa
Gudoomiyaasha degmooyinka iyo akiila kasocdey hey adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee kahowlgala caasimada waxaana looga doodey Dhowr ajando oo ay ugu muhiim saneyd in barnaamijk kaste oo ay hey ,adaha fulinayaan Degmooyinka ay noqdaan kuwo nidaam soomaro axrunta maamulka gobolka banaadir ,
Agaasimaha caafimaadka dowlada hoose ee xamar waxa uu faah faahiyey muhiimada kulankani waxa uuna ugu danbeen hey adaha dowlada ku ladardaarmey inay soo maraan gobolka banaadir
Dhinaca kale gudoomiyaha gobolka banadir cumar maxamed maxamuud maxamed cumar filish ayaa ayaa kahadaly sida ay dowlada federaalka soomaaliya
Iyo maamulka gobolka banaadir uga go ,antahay in bulshada ay helaan adeegyo waxtar uleh iyo sidoo kale kahortaga cudurada halista ah .
Ugu Danbeen duqa caasimada muqdisho ayaa kahadlay doorka maamulka gobolka banaadir kaga aadan iyo isla xisaabtanka hey adaha fuliya adeegyo maamulka uusan ogeyn ,














