Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa gaaray Magaalada Muqdisho.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan Labada Gole ee Dowlada Fedaraalka Soomaaliya,
Madaxweynaha Koofur-galbeed oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho ayaa ka hadlay ujeedka safarkiisa caasimadda.














