Dhageysiga Dacawad Garmaqal ah oo Ku saab saneyet Ee Deysane Dable ismaacil Cali Maxamed Oo Manta Maxkamada Qalabka Sida Ka soo Xormuqdey Ee Daysanahaas oo lagu Ee Dayey In Uu Sicad u Diley Marxuum la’oranjirey Xuud Xasan ali 11 / 10 / 2019 kudiley Baydhabo.
Fadhiga Maxakamada Waxaa ku Sugnaa Saraakiisha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida garsoorayasha iyo Heer ilaaliyaal waxana Fadhiga maxakamada Qeeyb ka ahaa Marxuumka la Diley ehelkiisa.
Fadhiga Maxkamada Ayaa Gaba Gabadii Soo Xirey Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad G/ Abshi Maxamed Aadan.
marqaatiyaasha iyo Eedeysanaha ayaa waxaa ay sheegeen dilka loo heysto eedeysanaha uu ahaa mid uu ku bad baadinayey nafsadiisa maadama marxumka dhintay uu ahaa mid la dagaalamay ciidankii ku sugnaa goobtaas.
Fadhiga Maxkamada Ayaa Gaba Gabadii Soo Xirey Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Qeybta 60aad G/ Abshi Maxamed Aadan.






























