Magaalada beydhabo ee caaimada kumeel gaarka ah ee maamulka kg waxaa maanta soo gaarey wafdi uu horkacayo waziiru dowlaha xafiiska ra iizul wazaaha xukuumada fedraalka ee soomaaliya mudane c/aalahi xaamud,
Wafdigaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha beydhabo kusoo dhaweeyey mas uuliyiin katirsan maamulka koonfur galbeed soomaaliya ,
Soo dhaweyn kadib wafdiga ayaa waxaa loo soo galbiyey xarunta nasiinyada ee garoonka diyaarada ee shaati gaduud airport ee magaalada beydhabo ,
Gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada degmada beydhabo Dr yuusuf bare oo xarunta nasiiyada garoonka warbaahinta kula Hadley ayaa magaalada beydahbo kusoo dhaweeyey wafdiga
Dhina kale waziirudowlaha xafiiska ra iizul wazaaraha waziir c /aalhi xaamuud ayaa umahad celiyey mas uuliyiintii kusoo dhaweysey Beydhabo isagoona ka warbixiyey ujeedka uu u yimid Beydhabo














