Ciidamada amaanka ee dowlada soomaaliya ayaa goor dhaweeyd megaalada mogadishu ku diley wiil dhalinyero ahaa .
dilkaan ayaa kadhacay deegaanka garisbaaley ee duleedka megaalada mogadishu .
warar soo baxaya ayaa sheegaya in wiilka ladilay uu hubeysanaa sidaasina ay kutoogteen ciidamada amaanka ee dowlada fideraalka soomaaliya kadib markii ay kashakiyeen .
Sidoo kale waxaa baxsaday dhalinyaro kale oo la socotay oo iyagana hubeysnaa sida la sheegay.
Sawiradda lasoo bandhigay ayaa muujinaya wiilka oo Xabado ku yaalaan.















