Iyadoo maalinnimadii shali ahayd lagu balansanaa in Magaalada Kismaayo ay ka Dhacdo Doorashada Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Jubba ayaa Dib u Dhacay ka Dib Markii la sheegayb in uu u Qabsoomi Wayay Arimo Farsamo
Maamulka Ku Meel Gaarka ah ee Jubba ayaa waxaa uu sheegay in looga Baahan yahay Musharxiinta Doonaayo in ay u Tartamaan Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka in ay soo Gudbiyaan C.V’yadooda
Doorashada ayaa waxaala sheegay in ay Dhaceeyso28 Bishaani oo ku Beegan Maalinta Talaadada ah














