Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu waddaa in ay ka dhacdo Doorashada Labo kursi oo ka mid ah 8-da Kuraas ee taala Degaanada Maamul gobolleedka Hirshabelle.
Hirshabeelle horay ayaa loo doortay Afar kursi oo loogu tartamay si furan.
Musharaxiinta maanta tartamaya ayaa kala ah:
Cali Shacbaan Ibraahim, 2. C/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir, 3. Cabdullahi Axmed Tawaad, 4. Caasho Xuseen Abuukar, 5. Cabdalle Cabdi Xuseen
Kursiga labaad :
Xasan lidow Muxumed Kobac, 2. Cusmaan Axmed Macow, 3. Cabdinuur Ibraahim Nuur.














