Dowlada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Warsaxaafadeed ka soo baxay ayaa waxaa ay ku sheegtey in Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ayaa howl-gal ay ka sameeyeen Jubbada hoose,
Waxaana Warsaxaafadedka lagu sheegey in Ciidanka Xoogga Dalka ay dileen ku dhawaad 20 horjoogayaal iyo maleyshiyaad ka tirsan argagixisada.
HALKAN HOOSE KA AKHRISO WARSAXAAFADEDKA















