Dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay Waaran caalami ah oo dowladda loogu soo gacan galinayo Cabdirashiid Janan wasiirkii amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay arrintaasi xiriir kala sameyneyso Booliska Caalamiga ah ee ee interpol si Soomaaliya loogu Maxkamadeeyo.















