Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in hoos u dhac uu ku yimid qatartii fatahaadda wabiyada Jubba iyo Shabelle inkastoo aysan dowladdu meesha ka saarin hadii roob da’o in qatar ay jiri karto.