Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya maalmihii lasoo dhaafay.
Tirada asbuucii u dambayay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 6,801
o Laga Helay: 597
o Somaliland: 426
o Puntland: 117
o Banadir: 24
o Jubbaland: 10
o Hirshabelle: 8
o Konfurgalbeed: 1
o Lab: 297
o Dhedig: 300
o Bogsashada: 182
o Dhimasho: 26 (Somaliland:22, Jubbaland:2, Puntland:2)
Tirada Guud ee Laga Helay: 20,577
Bogsashada Guud: 9,705
Dhimashada Guud: 1,137














