Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha ee laga helay dalka gaar ahaan Afartii isbuuc ee lasoo dhaafay.

Tirada 4-tii asbuuc ee u dambayay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 22,846

o Laga Helay: 1424

o Somaliland: 960

o Puntland: 313

o Hirshabelle: 69

o Konfurgalbeed: 36

o Banadir: 25

o Jubbaland: 20

o Galmudug: 1

o Lab: 696

o Dhedig: 728

o Bogsashada: 840

o Dhimasho: 114 (Somaliland:94, Puntland:9, Banadir:5, Jubbaland:5, Hirshabelle:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 22,693

Bogsashada Guud: 10,767