Duqeyn lala beegsaday Saldhigyo Al-shabaab leedahay

Saldhigyada kooxda Al-Shabaab ay ku leeyhiin deegaanno u dhow magaalada Garbahaarey ayaa la sheegayaa in duqeyn lala beegsaday.

Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in saldhigyo ay kooxda al-Shabaabku dhumaalaysanayeen la burburiyay, sidoo kalena khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac la gaarsiiyay kooxda al-Shabaab.

Duqeytan ayay Sahra Cabdi ka wareysatay Aaadan Siraad Mahmuud, oo ah gudoomiye kuxigeenka magaalada Garbahaarey.