Taliyaha Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed Ee Somaliya Genaraal Mahad Cabdiraxmaan ayaa Sheegey In aysan Shaqayn Doonin Mooto Bajaaj Iyo Gaariga kale ee Looyaqaano Noohada Ilaa Mudo 2 Maalmood.
Taliyaha ayaa sheegey in ay Socdaan howl gallo Lagu Xaqiijinaayo Amniga Magaalada Baydhabo si loo xaqiijiyo amniga Shacabka Baydhabo.
Hadalkan Taliyaha Ciidanka Booliska Koon Galbeed Soomaaliya ee Mudada Labada Maalin Shaqada Looga joojinayo Bajaajka Iyo Noohada oo Sida uu sheegey Taliyaha lagu xaqiijinayo Amniga ayaa ku soo beegmaya iyadoo Maalmo ka hor Magaalada ay ka dhaceen Labo Qarax oo ismaadaamin ahaa oo labo goob ay ku weerareen Alshabaab














