Golaha shacabka oo beri ku kulmidoono xaruunta villa Hargeysa

xildhibaanada golaha shacka somaliya ayaa lafilayaa in maalinta beri ah oo taariikhda kubeeganthy 29ka bisha lulyo 2020 ay kulan kuyeeshaan xaruunta kumeel gaarka ah ee villa hargeysa ee megaalada mogadishu .

kulanka xildhibaanada ayaa soo xaadiri doono dhamaan glaha shacabka somaliya
ajandiyaasha kulanka beri ee golaha shacabka somaliya ayaa waxaa kamid ah
1.Akhrinta 1aad ee Wax Ka Badelka Sharciga Burcad Badeedka.
2.Dib u eegista Miisaaniyadda 2020.

Kulan-kaan kii ka horeeyay waxaa lagu balamay in Ajendaha kulanka uu noqdo doorashooyinka laakiin waxaa xilka looga qaaday Ra’iisul Wasaarihii dalka Mudane Xasan Cali Kheyre.